Xukuumada Muuse Oo Xabsiga Ka Siidaysay Buuni Cabdi Oo Ka Tirsan Waddani

0
Sunday October 30, 2022 - 12:17:20 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1225
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Muuse Oo Xabsiga Ka Siidaysay Buuni Cabdi Oo Ka Tirsan Waddani

    "caadaysiga dhaqan xumada qof lagu qafaalanayaa waa Sharci jebin iyo kelitalisnimo"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"caadaysiga dhaqan xumada qof lagu qafaalanayaa waa Sharci jebin iyo kelitalisnimo"

 



Hargaysa (HWN) Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa sheegay in xabsiga laga siidaayay Buuni Cabdi oo xukuumada muuse dhawaan utaxaabtay xabsiga.

Xoghaye Saddiiq Dhamme ayaa qoraal uu baahiyay oo uu kaga hadlay siidaynta Buuni uqoray sidan:-

 

"Dadaal dheer kaddib Guddoomiye Buuni Cabdi Xorriyadiisi maantu ayuu dub u helay. Xadhiga Sharci darrada ahi wuxuu qaayaha ka qaaday Dumqaardiyadii iyo Dawladnimadii Somaliland, caadaysiga dhaqan xumada qof lagu qafaalanayaa waa Sharci jebin iyo kelitalisnimo !”

 

Xukuumada Muuse Biixi ayaa waayahan dambe xabsiga ku gurta masuuliyiinta ka tirsan xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani


Loading...
Loading...