Afhayeenkii Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Oo La Xidhay

0
Saturday October 29, 2022 - 19:10:43 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3167
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afhayeenkii Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Oo La Xidhay

    "Dhawaan ayay ahayd markii uu khilaaf wasaarada arimaha dibada Somaliland ka dhex qarxay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Dhawaan ayay ahayd markii uu khilaaf wasaarada arimaha dibada Somaliland ka dhex qarxay"



 

Hargaysa (HWN) Xukuumadda Madaxweyne Biixi ayaa xabsiga u taxaabtay Afhayeenkii Wasaaradda arrimaha debada Somaliland Axmed Yuusuf Cilmi, kaas oo aan si dhab ah loo oggayn xadhigìisa, haseyeeshee waxa lala xidhiidhinayaa xadhigiisa diimadii iyo deedefayntii qoraaladii khaldanaa ee ka soo baxay bishii hore Wasaaradda arrimaha debada Xukuumadda Biixi.

 

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Xukuumadda Muuse oo la xidhiidha xadhiga Afhayeen Axmed Yuusuf Cilmi oo hadda seddex habeen ku xidhan magaalada Hargeysa.

 

Dhawaan ayay ahayd markii uu khilaaf wasaarada arimaha dibada Somaliland ka dhex qarxay awgii loobedelay agaasimihii guud ee Wasaaradaasi, oo ay isku dhaceen wasiirka Wasaradaasi.


Loading...
Loading...