Booliska Oo Xidhay Afhayeenkii Urur Siyaasadeedka Kaah

0
Saturday October 29, 2022 - 15:36:09 in News by Abdi Good
  • Visits: 2385
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Booliska Oo Xidhay Afhayeenkii Urur Siyaasadeedka Kaah

    Booliska Oo Xidhay Afhayeenkii Urur Siyaasadeedka Kaah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Booliska Oo Xidhay Afhayeenkii Urur Siyaasadeedka Kaah
Xukuumada Muuse Biixi ayaa xalay saqdii dhexe gurigiisa kala baxday afhayeenkii urur siyaasadeedka Kaah Maxamed Xuseen Dhabeeye.

Warar hada I soo gaadhay ayaana xaqiijiyey in afhayeen Maxamed Xuseen Dhabeeye uu hada ku xidhan yahay xarunta dembi baadhista ka dib markii ciidan boolis ahi ay xalay saacadihii danbe kala soo baxeen gurigiisa magaalada Hargeysa.

Ilaa hada xukuumadu may cadayn sababta keentay xadhiga afhayeenka urur siyaasadeedka Kaah.


May be an image of ‎3 people and ‎text that says '‎ال وشئون لجالس علاق وزارة STRY OF PARLIA IS & CONSTITUT ARY AFFAIRS JAMHUURIYADDA SOMALILAND WASARADDA XIDHIIDHKA GOLAYAASHA & ARRIMAHA DASTUURKA REPUBLIC OF SOMALILAND MINISTRY OF PARLIAMENTARY RELATIONS CONSTITUTIONAL AFFAITS‎'‎‎

Loading...
Loading...