Soomaaliya Oo Ka Qayb Galaysa Tartan Caalami Ah Oo Kubada Cagta Iyo Wadamada Ay Isku Guruubka Noqdeen
Soomaaliya Oo Ka Qayb Galaysa Tartan Caalami Ah Oo Kubada Cagta Iyo Wadamada Ay Isku Guruubka Noqdeen
Ciyaartoy Soomaali ah ayaa ka qayb qaadanaya Koobka kubad cag-yaraha Adduunka (Mini-football World Cup 2019).
Sanadkan waxaa tartankan ka qayb qaadanaya 32 xul oo dunida oo idil ka socda, iyadoo Maalmo ka hor isku aadkiisa lagu sameeyay magaalada Perth ee dalka Australia oo ah halka uu tartanku ka furmi doono 1-da ilaa 11-ka bisha Oktoobar ee sanadkan.
Somalia ayaa ku jirta Gruob-ka E, oo ay ku wehliyaan dalalka Mexico, Ivory Coast iyo Moldova.
![]() |
![]() |
![]() |
Loading...
Loading...