Nuxurka Qodobada ka Soo Baxay Shirkii Beelaha Gar-xajis

0
Thursday October 27, 2022 - 16:50:03 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 3114
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nuxurka Qodobada ka Soo Baxay Shirkii Beelaha Gar-xajis

    Khilaafadka siyasadeed ee Somaliland ka jira waxa uu keeni

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khilaafadka siyasadeed ee Somaliland ka jira waxa uu keeni



1.Beeshu waxay go’aan ku gaadhay in hadii ay gaadho 13 Nov oo Aan doorashadda madaxtooyadda laga heshiin in aanay wax doorasho ahi ka dhicikarin deegaanadda beeshaasi degto.


Qodobka kamid ah qodobada.



2.Mudo kordhinta gurtidu u samaysay Madaxwaynaha iyo M/Kuxigeenka ma waafaqsana dastuurka dalka Q/83 F/5 Sido kale Kumu iman isfahan iyo heshiis siyaasiya,sida darteed B.GX waxay ka soo hor jeeda mudo kordhin kasta oo aan waafaqsanayn Sunaha ama aan ku imaan heshiis loo dhan yahay.


3.Khilaafadka siyasadeed ee Somaliland ka jira waxa uu keeni kara halis amni oo saamaysa Somaliland iyo geeska afrika.


Sida daraaded B.GX waxay ku baaqaysa in beesha caalamka iyo daneeyayaasha Siyaasadu si dag dag ah usoo fara galiyaan si loogu soo celiyo xukuumada dariiqi sharciga ahaa.


5.Dilkii iyo tacadiyadii ay xukuumadu kula kacday dadkii samaynayay mudahraadadii salmiga ahaa


Waxa uu ahaa xasuuq qorshaysay beeshu waxa ay daba joogta dadkii gaysatay faldanbiyeed yadaas waxaanay dalbanaysa in lagu sameeyo baadhitaan madax banaan oo caalamiya.


6.Beesha garxajis waxa ay ku baaqaysa in lasoo celiyo kala madax banaanidii isu dheeli tirkii iyo dhidibadii Somaliland ku taagan tahay oo kala ah,Fulinta,Garsoorka iyo barlamanka oo iskugu uruuray gacanta madaxwaynaha.


7.Beesha Garxajis waxa ay ku baaqaysa in ay xukuumadu faraha kala baxdo ganacsiga madaxa banaan ee dalka.


Jihada lagu maamulayana aan la siyaasadayn iyado lagu fushanayo dano gaara.

Gunaanad


shirku waxa uu ugu baaqaya dhamaan beelaha Somaliland ee jecelna wada jirka umada Somaliland inay isu taagan bad baadinta dalka Somaliland.

Alle mahad leh.

Loading...
Loading...