Kulmiye Iyo Kaah, Ololaha Laxooxda Dusheeda Iyo Magaalada Burco
Kulmiye Iyo Kaah, Ololaha Laxooxda Dusheeda Iyo Magaalada Burco
Kulmiye iyo Kaah, ololaha Laxooxda dusheeda.
Cabdicasiis Samaale iyo Maxamuud Xaashi, oo hadal u jeedinaya dad xilli subaxnimo ah ka quraacanaya Maqaaxi Burco caan ka ah, laba subax oo isku xiga.
Xisbiga Kulmiye ayaa u muuqda inuu olole ka wado Gobollada dalka, xilli Ururrada Siyaasaddu ku gudo jiraan Madax-taabashada Kunka qof.
Loading...
Loading...