Kiniinadan waa Kiniinada Nolashayda Badalay Ee wax Kasta Iga hor IstaagaY Manta Alx se Hadii Ana ka Nolahay.

0
Sunday October 23, 2022 - 19:45:46 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1255
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kiniinadan waa Kiniinada Nolashayda Badalay Ee wax Kasta Iga hor IstaagaY Manta Alx se Hadii Ana ka Nolahay.

    W/q. Kuluc Boodhle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/q. Kuluc Boodhle



 

1/1/2019 Ayuu Gaws i xanuunay Kadib Pharmacy baan Tagay kinan kan baan Kasoo Iibsaday maqribkii kadib 2 xaboo kaa ornge ah mid kan akhtarka Ah baan Liqay Wuu iga Go,aY xanunkii hadana 30 mirir kadib Buu Igu Soo laapty 3 kalan cunay waa layga jaray isla maqrib cishaayi dhexdiiban hadana 1xabo cunay xanuunki baa iga ba,ay Shaah ban cabay 8 habeenimo ayay Calooshu i bararty wan yaabay 8:30 Ayay Xoog i bararty Aqlkan imika Seexan is idhi caloosha I xanuunty wan soo baxay Asxaptaydii baan iskaga laabty 9 habeenimo ayaan Matagay wax cad oo xumbo u eeg oo badan calooshaydana aan ku jirin dhakhatra baa faleebo Igu xidhay waxba Way iga Tari wayday aad baan U xanuusadaay 1 saac baan matagyay Aqalka laY Geeyey boorasha Iyo caano ayaan cabay markii Wixii ka Dambeyey Colooshayda Ayaan gudaha ka QaraxdaY Sidii wax seexdaY ayaan Noqday 6 subaxnimo ayaan soo baraarugay kaarki oo Iga jabaY iyo xanuunkii lakin calooshaydu wa bararsantay Ilaa 5 galabnimo.

 

 wan iska jiifay maqribkii Dambe ayaan Dhakhatar lay geyey Subaxii ayaa dhakhrti computer i saray I shegey inay calooshu Wax i Qabto Qalin baa laY diyaariyay qaatay 8 subaxnimo ilaa 12 duhurnimo 2 bilood oo Dhakhatr alaay wan kasoo baxay alx kiniinkaasi dhibkuu i gaysty Geeri baan ka doorbiday Alxdulilaah malinkaa lay qalay ilaa Imika 2022 habeen hurdo maan Seexan oo hadan is idhaa seexo caloshaydu kulaYl ayay Noqonaysaa dhinaca midigna uma Seexdaba subaxa ilaa casarkan sexdaa wayo habeen ma sexan karaba oo kulaYl said ah baan dareema Gaajo ma joogi karo oo hadan gajoodo xanuun baan daremaya Cunto Hadan cunana Xanuun baan daremaya wan matagayaa Cidna uma Sheego Xanuunka I haya oo qof farxsan baan iska dhigaa wayo intaad Soconayso Cidna waxba Ku qaban mayso Kiniinkan Manta Qayrkay ayuu iga Reebey oo Kubad ma ciyaaro ma cararo caloosha iska Jar hadan Is Idhaa Gym Tag inaY i furnataan ka baqayaa 3 Sano wali maan Boskan Alxamdulilah ilahii iga Kiciyaa mahad leh labadaa Kiniin ee An islahaa xanuunka Haka baabiyaan Nolashayda Ayay Galafteen

 

Ducada wax ka Qalisan ma Jiraane Ducaduun I badani in Alle I Caafiyo Anuunba Dareemaya xanuunka I hayee

 

W/q. Kuluc Boodhle


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...