Xildhibaan Caanaboodhe Oo U Jawaabay Xildhibaan Barkhad Batuun.
Hargaysa (HWN) Xildhibaan
Caano boodhe oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa ujawaabay xildhibaan
Barkhad oo ay gole kawada tirsanyihiin.
Xildhibaan Barkhad Batuun
ayaa shalay sheegay in golaha wakiilada gobolada qaar aanay cadaawad umuujin,
isagoo xusay Berbera iyo Gabilay, waxaana hadalkaa xidhibaan Barkhad ka
jawaabay xildhibaan caano boodhe oo sheegay in haddi la yidhaa khayraadka dalka
sicadaalad ah haloo qaybsado ayna ahayn cadaawad.
"Ma ogi qof ka mida
xildhibaanada golaha wakiilada oo Cadow u yaqaan berbera iyo gebiley khayraadka
wadanka cadaalad ha loo qaybsadona colaad iyo cadaawad maaha ee waa wixii naloo
dhaariyey
Hadalkaa saaxiibkay
barkhad batuuna wuxuu ilaa muuqdaa qayb ka mid ah ka ganacsiga dareenka
dadka." Ayuu yidhi Xildhibaan Caano Boodhe.