Guddida Diwaangelinta Oo Kormeer Qiimayn Ah Ku Tagtay Xafiiska Urur Siyaasadeedka Ubax+Sawiro

0
Sunday October 23, 2022 - 00:28:27 in News by Abdi Good
  • Visits: 1574
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddida Diwaangelinta Oo Kormeer Qiimayn Ah Ku Tagtay Xafiiska Urur Siyaasadeedka Ubax+Sawiro

    Guddida Diwaangelinta Oo Kormeer Qiimayn Ah Ku Tagtay Xafiiska Urur Siyaasadeedka Ubax+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddida Diwaangelinta Oo Kormeer Qiimayn Ah Ku Tagtay Xafiiska Urur Siyaasadeedka Ubax+Sawiro
guddida diwaangelinta ururada siyaasada iyo ansixinta asxaabta qaranka oo ku guda jira qiimaynta ay ku samaynayaan ururada siyaasada ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta guud ee urur siyaasadeedka Ubax oo ka mid ah ururada la qiimaynayo.

gudoomiyaha guddida diwaangelinta ururada Siciid Maxamed Cilmi iyo xubno uu hogaaminayo ayaana tagay xafiiska dhexe ee urur siyaasadeedka Ubax kaas oo ay kulan kula qaateen gudoomiyaha ururka Saleebaan Daahir Cabdilaahi Dogox iyo hogaanka sare ee ururkaasi, waxaanay la yeesheen xog waran ku saabsan qiimaynta ay wadaan.


gudoomiyaha ururka Ubax Saleegaan Dogox iyo xubnaha kale ee hogaanka ururkaasi ayaana xog waran buuxa oo faahfaahsan siiyey gudoomiyaha guddida diwaan gelinta ururada iyo xubnaha wehelinayey, waxaanay si waafi ah uga jawaabeen dhamaan su,aalihii la waydiiyey iyaga oo soo bandhigay sida ururka Ubax u buuxiyey dhamaan shuruudaha laga rabo.

No description available.
No description available.
No description available.
No description available.
No description available.

Loading...
Loading...