Wax Ka Ogow Sifooyinka Dadka Dhiigoodu Yahay O+
1. Waa dad isku kalsoon mid nafsiyan ah ujeedo
cad iyo go,aan qadashona leh .
2. Sidoo kale waa dad
bulshaawi ah oo dad la dhaqan wanaagsan.
3. Waa qof furfuran oo
si fudud ay isku fahmi karaan dadka lana qabsada isbedelada.
4. Badanaa Dad O+ ka
ahi waa dadka caanka noqoda bulshadana kadhex muuqda.
5. Waa dadka u badan ee
ciyaara khamaarka sababto ah kama baqaan khasaaraha
6. Waa dad soo jidasho
leh Qaabka Muqaal Ahaantooda.
7. Wuxuu leeyahay
dulqaad.
8. Waana Dad Adkeeysi
Badan dhan walbo Hadey Noqoto xataa dhanka cafimaadka.
9. Waa qof firfircon oo
wax soo saar leh abuuri kara fekred cusub.
10. Wuxu u nugul yahay xanuunada ay ka midka
yihiin gasteri iyo gasteric ulcer(boog calooled) sababtoo ah waxa ku badan
asiidha caloosha.
11. Waxaa kale oo ku
yar hormoonada thyroid ka (hypothyroidism) taaso kenta inuu kordho miisanka
qofku
12. Waa dadka Dunida
Ugu Hurdada Jecel.
13. Waa qof fiiro dheer.
14. Dadyowgani waxa ay
guursadan dad qurux badan Hadey dumar tahay nin Qurux badan hadu rag yahayna si
lamida.
15. Intooda badani
waxey jecel yihiin inay Cunaan Hilib ka.
16. Dadkan waxaa kaso
baxa siyaasiyiin/ lataliyayaasha, Dadka Caanka ah iyo Dadka suuqgaynta ku
fiican (marketing ah).
17. Waa dad aan naxariis badan lahayn waana
digtaytar jecel in fekerkooda uun la qaato
18. Dadkani ma ahan dad dabeecadooda Lasaadaalin
karo wax walbo dhex dhexaad bay ka yihiin.
19. Qof garasho badan ," ogaal,leh".
20. Qof Dhanka
wanaagsan wax ka eega(Positive).
21. Qof dareenkiisa aan
qarsann karin.
22. Qof Qableh(Proud).
23. Sidoo kale Qof aan
khaladka qaadan haba, yaraadee.
Micnahu maha inaad
dhamaantod isku wada aragto astaamahan se koleyba hadaa O+ tahay qayb kamida
waad ledahay
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!