Xaliimo Yarey Oo Somaliland Ka Horistaagtay In Lagu Daro Guddiyada Qaran Ee Doorashooyinka
Xaliimo Yarey Oo Somaliland Ka Horistaagtay In Lagu Daro Guddiyada Qaran Ee Doorashooyinka
Xaliimo Yareey oo Somaliland ka hor istaagtay ka mid noqoshada Guddiyada Qaran ee Doorashooyinka ( A-WEB).
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Xaliima Yareey ayaa is hortaag ku sameysay codsi ka yimid Somaliland, kaas oo ku aaddaana in ay xubin ka noqdaan Guddiyada Qaran ee Doorashooyinka ( A-WEB).
Xaliimo Yareey waxa ay ku doodday dastuurka dalka, iyo Jaartarka 3.1 ee A-WEB oo dhigaya in arrimaha siyaasadded ee waddan aan la dhax geli karin.
Haddaba, Sidee u aragtaa in Somaliland laga hor istaago ka mid noqoshada Guddiyada Qaran ee Doorashooyinka oo ay muddo fara badan ku taamayeen? Aragtidaada.
Loading...
Loading...