Muuse Biixi Oo Magacaabis Sameeyay
"balse muddooyinkii ugu danbeeyay ku sugnaa dalka oo ay kaga hawlgalaysay"
Hargaysa (HWN) Madaxweynaha
Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Wareegto Madaxweyne ugu magacaabay Dr. Amal Cabdilaahi Cawil Cali La-taliyihiisa
gaarka ah ee dhanka sharciga.
Doctor Amal ayaa
shahadada sare ee Doctorate ku diyaarisay sharciga gaar ahaan, Jaamaacadda
University of Sheffield ee dalka Ingiriiska.
Amal ayaa ka mid ahayd
Qurbajooga Somaliland ee dalka Ingiriiska, balse muddooyinkii ugu danbeeyay ku
sugnaa dalka oo ay kaga hawlgalaysay Garyaqaanimo iyo La-talinta dhanka
Sharciga.
Loading...
Loading...