Shir Udhaxeeya Somaliland Iyo Bangiga Adduunka Oo Nairobi Ka Furmay.
Mudane Maxamed Cabdilahi Ducaale iyo Eng Cabdiraxman
Weftiga Somaliland waxa hogaaminaya Agaasimaha Wasaarada Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka, Mudane Axmedyasin Xasan, oo ay ku wehilayaan Agaasimahayaasha Wasaaradaha Degaanka iyo Isbedelka Cimiladan iyo Wasaarada Horumarinta Biyaha,
Mudane Maxamed Cabdilahi Ducaale iyo Eng Cabdiraxman Belel iyo Xiidhiidhayaha Mashruuca Biyoole ee Somaliland Mudane Maxamuud Maxamed Cabdilahi
Shirkan oo qaadan doona dhawr maalmood ayaa lagu lafagurayaa sidii loo dardargelin lahaa Mashruuca Biyoole iyo Mashaariicda kale ee Baanka Aduunka ka fuliyo Somaliland.
Inta weftigu joogan Magaalada Dalka Kiinya, waxay kulamo la qaadan doonaan madax ka tirsan Dawlada Kiinya iyo Safaarada wadamada ayaa saaxibka yihiin Somaliland
Loading...
Loading...