Shirar Lagaga Hadlayay kor u qaadista Maaliyadda Guud oo Hargaysa Lagu Qabtay
Shirar Lagaga Hadlayay kor u qaadista Maaliyadda Guud oo Hargaysa Lagu Qabtay
Hargaysa(HWN)Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi Siraadleh,Wasiirka Maaliyadda somaliland Dr Sacad Cali Shire,Agaasimaha Guud ee baanka somaliland Guddoomiyaha Haay’adda shaqaalaha Ayaa maanta ka qay galay Shirka Talo Wadaagta Ee PFM (Public Finance Management) Steering Committee oo lagu qabtay Magaaladda Hargaysa.
Warbixinta Saddex Bilood ahayd ee maanta lagu soo bandhigayay waxa ka muuqday hore u socday laga sameeyay dhinacyadda Inland Revenue ; Customs; Revenue Policy; Evaluation and Oversight; Taxpayer registration; iyo PFM Regulations.
Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi Siraadleh ayaa ka hadlay faa’idada uu kulankoodani lahaa waxaana uu yidhi.
"Warbixintii saddex biloodlaha ahayd ee maanta la soo bandhigay waxaa iiga muuqatey hore u socod muuqda oo laga sameeyey (March - May) dhaqdhaqaaqyada dhinacyada: Inland Revenue ; Customs; Revenue Policy; Evaluation and Oversight; Taxpayer registration; iyo PFM Regulations.
Aad baan u hambalyaynayaa teamka hawsha wada ee Wasaaradda Maaliyadda, Hay’adda PFM, Baanka Somaliland, Hantidhawraha Guud iyo Xisaabiyaha Guud.
Loading...
Loading...