Puntland Oo Bahdishay Mid Ka Mid Ah Wasiirada Somaliland & Sababta
"Sida uu tibaaxey war ka soo baxey xafiiska Warfaafinta Komishanka Doorashooyinka Puntland"
Hargaysa (HWN) Wasiirka Horumarinta Reer Miyiga Somaliland Axmed Aadan Gurey ayaa maanta safar shaqo ku tegay magaalada Dhahar ee Gobolka Sanaag ,halkaas Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ay ka wadaan hawl ku saabsan qiimaynta goobaha Diiwaangalinta iyo Seejooyinka Codbixinta ka sameeyay Deegaanadda:
Gacalguulle, Baraagaha-Qol, Dharkaynka iyo Boodda oo ka tirsan Degmada Dhahar ,Xarunta Gobolka Haylaan ee Puntland.
Wasiirka reer Miyiga Somaliland oo ka soo jeeda demada Dhahar ee Somaliland ayaa tahli kari waayey inuu isku hortaago awood ciidan farogelinta Maamulka Puntland ku hayo dhulka Somaliland, gaar ahaan bariga Sanaag.
Sida uu tibaaxey war ka soo baxey xafiiska Warfaafinta Komishanka Doorashooyinka Puntland ayaa qiimaynta ka samaynaya dhamaan Degmooyinka uu ka kooban yahay Gobolka Haylaan.
Waa bahdilkii Qarniga maadama xaalku marayo " Aragtaye maxaad odhan, ma ishaad wax kaga jari:
Loading...
Loading...