Antonio Guterres oo ku baaqay xabad Joojin Deg Deg ah oo laga sameeyo Gobolka Tigrayga

0
Sunday October 16, 2022 - 10:54:14 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 599
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Antonio Guterres oo ku baaqay xabad Joojin Deg Deg ah oo laga sameeyo Gobolka Tigrayga

    Xoghayaha guud ee QM Antonio Guterres ayaa sheegay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoghayaha guud ee QM Antonio Guterres ayaa sheegay



Qaramada Midoobay ayaa ku baaqday in xabad Joojin Deg Deg ah laga sameeyo Gobolka Tigrayga ee dalka Itoobiya, halkaas oo dad badan ay ku dhinteen kuwo kalena ay ku dhaawacmeen.


Xoghayaha guud ee QM Antonio Guterres ayaa sheegay inay aad uga walaacsan yihiin sii hurinta dagaalka Tigray, kaasoo saameyn ba’an ku haya dadka rayidka ah.



 

Xoghayaha wuxuu si adag ugu baaqay in si degdeg ah loo joojiyo dagaalka.”


Dalalka Reer Galbeed ayaa dowladda Itoobiya iyo xoogaga TPLF ku cadaadinayay in dagaalka la joojiyo balse aysan ku guuleysan

Loading...
Loading...