Xulka Qaranka Soomaaliya Oo Ku Guuleystay Koob Caalami Ah

0
Saturday October 15, 2022 - 18:07:03 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1661
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulka Qaranka Soomaaliya Oo Ku Guuleystay Koob Caalami Ah

    "Ciyaarta kama dambeysta ah ayaa haatan lagu soo gabagabeeyay garoon ku yaalla magaalada Addis Ababa"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ciyaarta kama dambeysta ah ayaa haatan lagu soo gabagabeeyay garoon ku yaalla magaalada Addis Ababa"


Xulka qaranka ee Soomaaliya ee da'doodu ka yartahay  17-ka sanno ayaa ku guuleystay koobka ciyaaraha bariga iyo bartmaha ee Cecafa.

 

Soomaaliya waxay 3-1 uga badisay xulka South Sudan.

 

Ciyaarta kama dambeysta ah ayaa haatan lagu soo gabagabeeyay garoon ku yaalla magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

 

Xulka Soomaaliya ee da'doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa maalmihii lasoo dhaafay wacdaro ka dhigayay tartanka, waxay kasoo badiyeen Itoobiya iyo Uganda.


Loading...
Loading...