Ugaaska Subeer Celi oo Hogaanka Xisbiga Waddani Dhakhtarka Ku Booqdeen. SAWIRO

0
Saturday October 15, 2022 - 14:55:26 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1688
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ugaaska Subeer Celi oo Hogaanka Xisbiga Waddani Dhakhtarka Ku Booqdeen. SAWIRO

    "Masuuliyiinta Xisbiga ayaa Ugaaska xaaladdiisa caafimaad ka xog waraystay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Masuuliyiinta Xisbiga ayaa Ugaaska xaaladdiisa caafimaad ka xog waraystay"



Hargaysa (HWN) Hoggaanka sare ee Xisbiga WADDANI  oo ay hoggaaminayaan Musharraxa Madaxweyne mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo Guddoomiyaha xisbiga Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa cisbitaalka Hargeisa Neurology ku booqday Ugaas Axmed Maxamed Siciid (Cali-mahdi) oo xaalad Caafimaad cisbitaalkaasi ujiifa.

 

Masuuliyiinta Xisbiga ayaa Ugaaska xaaladdiisa caafimaad ka xog waraystay, islamarkaana illaahay u waydiiyay caafimaad degdegga iyo cimri dherer khayr leh.

May be an image of 7 people and people standing



May be an image of 3 people, people standing and indoor

May be an image of 5 people, people sitting, people standing and indoor
Loading...
Loading...