Somaliland Oo Shaacisay Kaalmo Uu Soo Waydiistay Xasan Sheekh Wakhtigii Uu Ka Soo Ka Horjeeday Farmaajo

0
Thursday October 13, 2022 - 14:52:05 in News by Abdi Good
  • Visits: 1438
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Shaacisay Kaalmo Uu Soo Waydiistay Xasan Sheekh Wakhtigii Uu Ka Soo Ka Horjeeday Farmaajo

    Somaliland Oo Shaacisay Kaalmo Uu Soo Waydiistay Xasan Sheekh Wakhtigii Uu Ka Soo Ka Horjeeday Farmaajo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland Oo Shaacisay Kaalmo Uu Soo Waydiistay Xasan Sheekh Wakhtigii Uu Ka Soo Ka Horjeeday Farmaajo
Xasan Sheekh Maxamuud, madaxweynaha Soomaaliya ayaa xidhiidh la soo sameeyay xukuumadda Somaliland xilligii uu mucaaradka ahaa sida uu sheegay wasiirka Biyaha Somaliland Cali Marreexaan.

Xasan Sheekh, ayaa kaalmo waydiistay Somalilland xilligaasi si meesha looga saaro madaxweyne Farmaajo.


Somaliland ma caddayn nooca kaalmadaasi iyo waxyaaabaha ay ka caawiyeen balse waxa ay sheegtay in uu kuwacad furay markii uu guullaystay.
Dhawr goor oo hore ayaa Somaliland sheegtay in aanay wax shaqo ah ku lahayn doorashooyinka Soomaaliya oo ay tahay dal madaxbannaan, iyadoo dhinaca kalena xidha dadka taga Muqdisho ee siyaasadda lagu tuhmo.

Muxuu Muuse Biixi ka yiri doorashadii Xasan Sheekh Maxamuud?

Loading...
Loading...