Madaxweynaha Jubuuti oo kulan deg deg ah isugu yeeray Baarlamaanka kadib dilkii Askarta

0
Thursday October 13, 2022 - 10:49:26 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1103
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Jubuuti oo kulan deg deg ah isugu yeeray Baarlamaanka kadib dilkii Askarta

    Ajandaha kulanka Xidhibaannada ayaa waxaa uu yahay in ay ansixiyaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ajandaha kulanka Xidhibaannada ayaa waxaa uu yahay in ay ansixiyaan


Madaxweynaha dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa dalbaday Fadhi deg deg ah (aan caadi aheyn )oo ay iskugu yimaadaan Xildhibaannada Baarlamaanka dalka Jabuuti, kaas oo la qorsheeyay in uu dhawaan qabsoomo.


Ajandaha kulanka Xidhibaannada ayaa waxaa uu yahay in ay ansixiyaan Sharciga qabyada ah ee Nidaamka ladagaalanka xagjirka (Xaalad dagaal loo isticmaalo, kaas o u ogolaanaya awood kasta iyo Hub nooc kasta oo lahaysto).



 

Amarkaan deg deg ah ee kasoo baxay Madaxweynaha dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa daba socda kadib markii dhawaan Jabhad hubeysan oo kasoo jeeda Qowmiyada Canfar-ta ay weerar kabilowday gudaha Jabuuti, waxana ilaa hadda la la’ayahay 7 Askari oo ay dagaal kuqabsadeen, iyadoo dawladdu baadigoob kujirto.



Loading...
Loading...