Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo markale cadeeyey mawifka mucaaridku ka taagan yahay mudo kordhinta Muuse Biixi.

0
Wednesday October 12, 2022 - 13:10:30 in News by Abdi Good
  • Visits: 2357
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo markale cadeeyey mawifka mucaaridku ka taagan yahay mudo kordhinta Muuse Biixi.

    Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo markale cadeeyey mawifka mucaaridku ka taagan yahay mudo kordhinta Muuse Biixi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo markale cadeeyey mawifka mucaaridku ka taagan yahay mudo kordhinta Muuse Biixi.

Musharaxa xisbiga mucaaridka ah ee Waddani  Cabdiraxmaan Cirro ayaa markale soo bandhigay mawqifka ay mucaaridku ka taagan yihiin mudo kordhinta sharci darada ah ee loo sameeyey Muuse Biixi iyo xukuumadiisa.



"Annaga waxaanu u aragnaa muddo kordhin xaaraan ah, haddii aan xal la isugu iman oo aan xal siyaasi ah la isugu iman oo aan caqligu shaqayn mawqifkayagu waxa weeye in marka la gaadho 13-ka November aanan xukumadda iyo madaxweynaha toona u aqoonsanayn in ay sharci ku fadhiyaan..”
May be an image of 1 person, sitting and indoor

Loading...
Loading...