Askari Ka Tirsan Ciidanka Milatariga Somaliland Oo Dirayskii Iskaga Bixiyey Badhtamaha Hargeysa Iyo Sababta Ku Kaliftay

0
Wednesday October 12, 2022 - 12:38:34 in News by Abdi Good
  • Visits: 1723
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Askari Ka Tirsan Ciidanka Milatariga Somaliland Oo Dirayskii Iskaga Bixiyey Badhtamaha Hargeysa Iyo Sababta Ku Kaliftay

    Askari Ka Tirsan Ciidanka Milatariga Somaliland Oo Dirayskii Iskaga Bixiyey Badhtamaha Hargeysa Iyo Sababta Ku Kaliftay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Askari Ka Tirsan Ciidanka Milatariga Somaliland Oo Dirayskii Iskaga Bixiyey Badhtamaha Hargeysa Iyo Sababta Ku Kaliftay
Hargeysa; Sarkaal ka tirsan ciidamada Milateriga ee Somaliland ayaa dirayskii ciidanka iskaga bixiyay badhtamaha suuqa caasimada kaddib markii 2 bilood oo mushaharkiisa ah la cunay, sida uu sheegayna hadda loo diray in uu jiida hore aado.


Sarkaalkan oo aanay noo suurtagelin aanu magaciisa weydiino maadama oo goobta ciidamo kale joogeen wuxu ahaa Aabe da' ah oo la dulmiyey.

"Mushaharkaygii ayaa la cunay, waa lay dulmiyay sidaas ayaa misana laygu leeyahay dalka difaac oo jiida hore aad. Waan iska bixinayaa direyska ciidamada ilaa inta aan xaqayga helayo." Ayuu ku doodayay sarkaalkani.
May be an image of 5 people, people standing and outdoors
May be an image of 5 people, people standing, footwear and outdoors

Loading...
Loading...