Maxkamada Ciidamada Oo Xukun Ku Riday Askar Iyo Saraakiil Iyo Sababta Keentay

0
Wednesday October 12, 2022 - 12:31:38 in News by Abdi Good
  • Visits: 1373
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamada Ciidamada Oo Xukun Ku Riday Askar Iyo Saraakiil Iyo Sababta Keentay

    Maxkamada Ciidamada Oo Xukun Ku Riday Askar Iyo Saraakiil Iyo Sababta Keentay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamada Ciidamada Oo Xukun Ku Riday Askar Iyo Saraakiil Iyo Sababta Keentay
Maxkamadda ciidamadda qalabka sida ee somaliland ayaa xabsi ku riday saraakiil ciidan oo muuqaalo iyo sawiro iska duubay.!

Cali yare oo ahaa ilaaladda Nuux Taani ayay maxkamaddu maanta ku xukuntay saddex Sano oo xadhig ah ka dib markii uu sawir ku galay gaadhiga Taliye Nuux Taani dushiisa.


Halka maxkamaddu Nimcaan Xaashi Daa’uud oo muuqaal TikTok iska duubay ku xukuntay labo sano oo xadhig ah,waxaa jira sarkaal saddexaad oo saddex sano lagu xukumay balse xogtiisa oo dhamaystiran wali ma cadda.
May be an image of 4 people and text
Loading...
Loading...