Sargaal Dirayska Ku Dhex Bixiyay Hargaysa Kadib Markii Mushaharkiisii Laga Cunay

0
Tuesday October 11, 2022 - 17:02:37 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3175
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sargaal Dirayska Ku Dhex Bixiyay Hargaysa Kadib Markii Mushaharkiisii Laga Cunay

    "waa lay dulmiyay sidaas ayaa misana laygu leeyahay dalka difaac"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"waa lay dulmiyay sidaas ayaa misana laygu leeyahay dalka difaac"



Hargeysa (HWN) Sarkaal ka tirsan ciidamada Milateriga ee Somaliland ayaa dirayskii ciidanka iskaga bixiyay badhtamaha suuqa caasimada kaddib markii 2 bilood oo mushaharkiisa ah la cunay, sida uu sheegayna haddana loo diray in uu jiida hore aado.

 

Sarkaalkan oo aanay noo suurtagelin in aanu magaciisa weydiino maadama oo goobta ciidamo kale joogeen wuxu ahaa Aabe da' ah oo la dulmiyey.

 

"Mushaharkaygii ayaa la cunay, waa lay dulmiyay sidaas ayaa misana laygu leeyahay dalka difaac oo jiida hore aad. Waan iska bixinayaa direyska ciidamada ilaa inta aan xaqayga helayo." Ayuu ku doodayay sarkaalkani.



No description available.

Loading...
Loading...