Mashruucii Biyo Balaadhinta Hargeysa Oo Isku Badalay Biyo Kordhin Iyo Qaabka Ay Ku Dhacday

0
Tuesday October 11, 2022 - 12:34:05 in News by Abdi Good
  • Visits: 1482
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mashruucii Biyo Balaadhinta Hargeysa Oo Isku Badalay Biyo Kordhin Iyo Qaabka Ay Ku Dhacday

    Mashruucii Biyo Balaadhinta Hargeysa Oo Isku Badalay Biyo Kordhin Iyo Qaabka Ay Ku Dhacday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mashruucii Biyo Balaadhinta Hargeysa Oo Isku Badalay Biyo Kordhin Iyo Qaabka Ay Ku Dhacday
May be an image of text that says 'Wajiga 1aad Biyo Kordhin Acheived Water Production (2022) 17,500 m3/ day (Project Target) Water Production 30,000 m3/ day (Base line) Water Production 9000 m3/ day 50% 25% 75% 0% 42% City Target) Water Production 42,000 m3/ day 100%'


Sida Maareeyuhu ku macneeyay (Phase 1) waa biyo kordhin ee maaha biyo balaadhintii la filayay. Biyo kordhinta laftigeedu waxay ka hoos martay hiigsiga mashruuca oo ahaa in biyaha la kordhiyo 21,000 cubic meter, balse hadda waxa la kordhiyay kaliya 8,500 cubic meter. Halkii ay Hargeysi ka heli jirtay 9,000 cubic meter, hadda waxa soo gaadhaya maalintiiba 17,500 cubic meter. Tani waxay ka dhigan tahay in dadkii hore biyuhu u gaadhi jireen loo kordhiyay balse aanay wali goobo cusub gaadhayn in mashruuca wajiga 2aad dhamaanayo.

Hargeysada kale waxay sugaysaa 15 bilood maadaama la yidhi mashruucii biyo balaadhinta ee magaalada gudaheeda waxa ka dhiman 30%. Si guud Hargeysi waxay u baahan tahay 42,000 cubic meter maalintiiba, taasoo ka dhigan in biyahan magaalada hadda loo soo wadaa ay kaliya ku filan yihiin 42% dadka magaalada ku nool. Ugu danbayn, Hargeysi sannado badan oo soo socda biyuhu ma wada gaadhi doonaan.

Loading...
Loading...