Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin Oo Khilaaf Soo Kala Dhexgalay

0
Monday October 10, 2022 - 07:12:37 in News by Abdi Good
  • Visits: 4160
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin Oo Khilaaf Soo Kala Dhexgalay

    Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin Oo Khilaaf Soo Kala Dhexgalay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin Oo Khilaaf Soo Kala Dhexgalay
May be an image of 2 people and people standing



Madaxweyne Biixi & wasiir Kaahin ayaa lagu soo warramayaa in ay isku maandhaafeen isku shaandheynta la filayo in madaxweyne Biixi ku sameeyo Xukuumadiisa.

Illo looga qaateen ah ayaa sheegay in madaxweyne Biixi uu u sheegay saaxiibkii Kaahin in uu 5 sanno kaddib xafiiska banneeyo oo kamid noqdo odayaasha Xisbiga Kulmiye si uu isna dhiig cusub ugu shubo xukuumadiisa.

Biixi wuxu ku taliyey in Kaahin, Wasiir Saajin & Wasiir Abdullahi Abokor xilalka banneeyaan si ay unoqdaan odayaal xisbiga Kulmiye u fadhiya Togdheer, Saaxil & Awdal.

Xogtu waxay tilmaamaysaa in Kaahin ka cadhooday soo jeedinta Biixi ee arrintaasi.

Loading...
Loading...