Xog Ururin Laga Sameeyey Sida Beelaha Loogu Qaybiyey Xilalka Saamaynta Leh Ee Xukuumada Muuse Biixi

0
Thursday October 06, 2022 - 11:18:20 in News by Abdi Good
  • Visits: 4353
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xog Ururin Laga Sameeyey Sida Beelaha Loogu Qaybiyey Xilalka Saamaynta Leh Ee Xukuumada Muuse Biixi

    Xog Ururin Laga Sameeyey Sida Beelaha Loogu Qaybiyey Xilalka Saamaynta Leh Ee Xukuumada Muuse Biixi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xog Ururin Laga Sameeyey Sida Beelaha Loogu Qaybiyey Xilalka Saamaynta Leh Ee Xukuumada Muuse Biixi

Sida caadada ah xafiisyadeena dawladda masuulka ugu sareeya xafiis kasta oo dawladeed ayaa dhinac u badiya shaqaalaysiinta, qorshaynta mashaariicda, bixinta qandaraasyada, fursadaha shaqo, tababar, iyo waxbarasho, iwm. Tani waxay keentay in deegaanadu is tuhmaan oo ku tartamaan jagooyinka dawladda si ay dheefta u helaan qaab toos ah ama mid dadbanba.


Si aanu u xaqiijino wax ka jira tuhunada iyo cabashooyinka waxa aanu xog urrurin ku samaynay 177ka xil ee ugu awoodda badan dalka. Natiijada nooga soo baxday waa tan hoose, si guud in ku dhaw 80% waxa xilalka awoodda badan hayaa waa beesha dhexe, marka hoos loo dhaadhacana ku dhawaad 35% ay hal beel ayay ku sii urrursan yihiin xilalka ugu miisaaniyada iyo awoodda badan. Jaantuska hoose isaguna wuxuu tusinayaa 70ka xil ee ugu sii awoodda badan dalka.

Waxa xog ururintan sameeyey Cabdiqani Muuse Engsabir
May be an image of text that says '24% 34.5% Other SLanders Isaaq 76% Top 177 Influential 15.3% 14.7% Positions, July 2022 10.2%8.5% 8.5% 7.9% 2.3% 2.3% 2.3% 1.1% 0.6% 0.6% Awal Garxajis Habar Jeclo Samaroon Dhulbahante Arab Ciise Habar Habar Toljecle Warsangali Ayuub Akishe Gabooye 40% Top 70 Influential Positions 19% 10% 10% 10% 9% 3% Awal Jeclo Habar Habar Arab Dhulbahante Garxajis Somaron Samaroon Ciise'
Loading...
Loading...