Xukuumadda Somalia oo beenisay War laga faafiyay Garoonka Aadan-Cadde

0
Wednesday October 05, 2022 - 10:13:16 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1477
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda Somalia oo beenisay War laga faafiyay Garoonka Aadan-Cadde

    Hay'addaha ay khusayso in warqadda la wareejinaayo baraha bulshada loogana

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'addaha ay khusayso in warqadda la wareejinaayo baraha bulshada loogana



Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista hawada Xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay Warka lagu baahiyey Baraha Bulshada Ee la xiriiray Warqad lagu been abuurtay Maareeyaha Garoonka Aadan-Cadde ee ahaa in Shaqaalaha Garoonka looga digayo khatar Amni.

Qoraal kasoo baxay Maamulka Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde oo ay faafisay Wasaaradda Gaadiidka Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu yiri”



 

Xafiiska Maareeyaha Maamulka iyo Amniga ee Garoonka Aadan Abdulle wuxuu ku wargelinayaa shacabka Soomaallyeed iyo


Hay’addaha ay khusayso in warqadda la wareejinaayo baraha bulshada loogana hadlayo Amniga Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle, ay tahay been abuur aan waxba ka jirin.


Amniga Garoonka waxaa gacanta ku haya Hay’addaha Amniga Qaranka. Baahinta xogaha la xiriira Amniga ayaga ayaa laga tixraacayaa ayaa lagu yiri” Qoraalka.



Loading...
Loading...