Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Addis Ababa Ku Sugan Iyo Laba Qodob Oo Safarkiisu La Xidhiidho

0
Tuesday October 04, 2022 - 19:47:47 in News by Abdi Good
  • Visits: 3800
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Addis Ababa Ku Sugan Iyo Laba Qodob Oo Safarkiisu La Xidhiidho

    Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Addis Ababa Ku Sugan Iyo Laba Qodob Oo Safarkiisu La Xidhiidho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Addis Ababa Ku Sugan Iyo Laba Qodob Oo Safarkiisu La Xidhiidho

Gudoomiyaha ururka Kaah Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ku sugan magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya.

Siyaasi Maxamuud Xaashi oo Addis Ababa ka degan hudheelka Best Western Plus ayey wararku sheegayaan in safarkiisu uu la xidhiidho maalgelin siyaasadeed oo uu ka doontay ganacsadaha shirkada Asli Maydi Barkhad Jibriil oo isaguna ku sugan Itoobiya iyo inuu wada hadal la soo galo boqor Buurmadow oo dhawaan u jeediyey eedaymo siyaasadeed.

Siyaasi Maxamuud Xaashi oo dedaal ugu jira in ururkiisa Kaah ayaa haatan istusay inuu iska soo afjaro saluuga uu ka qabo boqor Buurmadow oo saamayn ku dheh beesha ay ka soo wada jeedaan iyo inuu ganacsade Barkhad Jibriil oo cadho u qabo Muuse Biixi uga faa,iidaysto inuu ka helo maalgelin uu ururka Kaah ku sii tamariyo.

May be an image of 1 person


Loading...
Loading...