Eedaysane Uu Haysto Wasiir Siciid Sulub Oo La Horkeenayo Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex

0
Tuesday October 04, 2022 - 12:37:57 in News by Abdi Good
  • Visits: 1924
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Eedaysane Uu Haysto Wasiir Siciid Sulub Oo La Horkeenayo Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex

    Eedaysane Uu Haysto Wasiir Siciid Sulub Oo La Horkeenayo Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Eedaysane Uu Haysto Wasiir Siciid Sulub Oo La Horkeenayo Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex

Maxkamada gobolka Maroodi-jeex ayaa salaasada beri oo ku beegan 04 October 2022 waxa la horkeenaya Cabdiraxmaan Maxamed Muxumed Nuur(Qundhac) oo uu haysto Wasiir Siciid Sulub.


Saraakiil ka tirsan xeer ilaalinta ayaa ii sheegay in muwaadinkan Cabdiraxmaan Qundhac oo neerfaha ka xanuusanaya lagu qaadayo dacwad uu soo gudbiyey wasiirka xanaanada xoolaha Siciid Sulub oo u haysta inuu muraayadaha ka jabiyey gaadhigiisa maalintii lagaga mudaharaaday xabaalaha.

Sidoo kale wararku waxay sheegayaan in muwaadinkan beri la horkeenayo maxkamada laga soo qaadayo jeelka mandheera oo lagu hayey mudo badan.
May be an image of 1 person and sitting

Loading...
Loading...