Tirada Muddo-kordhineed Ee Ay Guurtidu Samaysay 1995-kii ilaa 2022.

0
Saturday October 01, 2022 - 19:03:54 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1186
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Tirada Muddo-kordhineed Ee Ay Guurtidu Samaysay 1995-kii ilaa 2022.

    W/Q: Cali Cabdi Coomay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Cali Cabdi Coomay


Golaha Guutida oo la aasaasay 1988-kii bishii Ogos laguna qabtay tuuladda Cadaroosh, wuxuu samaayey 7 jeer oo muddo kordhin ah kuwaasi oo kala ah:


= Muddo-kordhintii koowaad iyo labaad:  Madaxweyne Cigaal ‘AHN ‘ waxa loo kordhiyey laba jeer oo kala ahaa 1995 oo sannad iyo badh ahayd iyo 2001-dii oo sannad ahayd.



= Muddo-kordhintii saddexaad iyo afraad:  Madaxweyne Riyaale waxa loo kordhiyey laba jeer oo kala ahaa 2008-kii iyo 2009-kii.


= Muddo-kordhintii shanaad iyo lixaad: Madaxweyne Siillaanyo waxa loo kordhiyey laba jeer oo kala ahaa 2015-kii iyo 9 bilood oo ka mid ah 2017-kii.


= Muddo-kordhintii toddobaad: Madaxweyne Biixi waxa maanta loo kordhiyey hal mar oo ah laba sanno 2022.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...