Boqor Buurmadaw Muxuu Ka Yidhi Muddo Kordhinta Ay Sameeyeen G.Guurtidu?

0
Saturday October 01, 2022 - 18:22:20 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 4909
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Boqor Buurmadaw Muxuu Ka Yidhi Muddo Kordhinta Ay Sameeyeen G.Guurtidu?

    "Reer Somalilanow indho iyo caqliba illahay baa ina siiyee yeynaa aqbalin"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Reer Somalilanow indho iyo caqliba illahay baa ina siiyee yeynaa aqbalin"


Hargaysa (HWN) Boqor Cismaan Buur-madow oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland oo ka hadlay muddo kordhinta golaha Guurtidu usameeyeen Muuse Biixi iyo golohooga ayaa sheegay inayna dan qaran eegin xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland.

 

Boqor Buurmadaw ayaa usoo jeediyay shacabka Somaliland inaanay aqbalin muddo kordhinta loo sameeyay Muuse Biixi.

 

"Waa wax aan xishoonayn oo illahay ka baqayn nimankaa xaabada ah ee golaha guurtidu lagu sheegayaa, Iyagu dantooda ayeey wataan Ina biixina dantiisay wadaan lkn walahi inaanay ka fekerin danta qaranka.

 

Reer Somalilanow indho iyo caqliba illahay baa ina siiyee yeynaa aqbalin” ayuu yidhi Boqor Cismaan Buur-madow

 

Maanta ayay golaha Guurtidu ukordhiyeen Muuse Biixi Laba sanno halka iyaguna ay isku kordhiyeen shan sanno.


Loading...
Loading...