Wasiir Ku Xigeen Xukuumada Muuse Biixi Ka Tirsan Oo u Dalacaya Wasiir

0
Saturday October 01, 2022 - 11:55:16 in News by Abdi Good
  • Visits: 2965
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Ku Xigeen Xukuumada Muuse Biixi Ka Tirsan Oo u Dalacaya Wasiir

    Wasiir Ku Xigeen Xukuumada Muuse Biixi Ka Tirsan Oo u Dalacaya Wasiir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Ku Xigeen Xukuumada Muuse Biixi Ka Tirsan Oo u Dalacaya Wasiir

Liibaan Yuusuf Cismaan oo hada ah Wasiir ku xigeenka caafimaadka waxa uu u dalacaya Wasiir buuxa.

Wararku waxay sheegayaan inuu ku jiray Shan xubnood oo Muuse Biixi kulan gaar ah la qaatay kuwaas oo uu kala tashaday xilalka uu u dhiibayo.


Wasiirka arimaha dibeda ayey wararku sheegayaan inuu u dalacayo Liibaan Yuusuf oo mudadii uu Muuse Biixi xukunka hayey u dhaxeeyey wasaaradaha caafimaadka iyo dibeda.
May be an image of 1 person

Loading...
Loading...