War Degdeg Ah: Golaha Guurtida Oo Muddo Kordhin Usameeyay Muuse Biixi

0
Saturday October 01, 2022 - 10:45:07 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2644
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Degdeg Ah: Golaha Guurtida Oo Muddo Kordhin Usameeyay Muuse Biixi

    Waxaa xusid mudan in Musharax Ciro saaka uu ku soo kalahay golaha Barlamaaka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa xusid mudan in Musharax Ciro saaka uu ku soo kalahay golaha Barlamaaka


Hargaysa (HWN) Golaha Guurtida Somaliland oo maanta yeeshay kulan ay albaabadu u xidhnaayeen oo markii dambe saxaafada loo ogolaaday ayaa cod gacan-taag ah ku meel-mariyey in muddo kordhin laba sannadood ah loo sameeyo Madaxwayne  Muuse Biixi Cabdi, halka ay iyaguna shan sanno korodhsadeen.

 

Muddo kordhintan Ayaan lagala tashan xisbiyada Siyaasdaa Somaliland, kuwaasi oo hore usheegay inayna aqbali doonin mudo kordhin aan la isla ogolayn haddii loosameeyo Muuse Biixi.

 

 Waxaa xusid mudan in Musharax Ciro saaka uu ku soo kalahay golaha Barlamaaka, taasi oo xoguhu sheegayaan in uu kulamo la yeeshay Shirgudoonka labada Gole.

 

Isku soo wada duuboo muddo kordhintan loo sameeyay Muuse Biixi ayay shacabku aaminsanyihiin inaanay xal unoqon doonin khilaafka siyaasadeed oo bilhii ugu dambeeyay ka taagan Somaliland

 


Loading...
Loading...