War Degdeg Ah: Golaha Guurtida Oo Go'aan Ka Gaadhaya Saaka Muddo Kordhinta Muuse Biixi

0
Saturday October 01, 2022 - 10:03:27 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1826
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Degdeg Ah: Golaha Guurtida Oo Go'aan Ka Gaadhaya Saaka Muddo Kordhinta Muuse Biixi

    Golaha Guurtida Oo Go'aan Ka Gaadhaya Saaka Muddo Kordhinta Muuse Biixi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Guurtida Oo Go'aan Ka Gaadhaya Saaka Muddo Kordhinta Muuse Biixi


Hargaysa (HWN) Golaha Guurtida Somaliland ayaa guda galay Dooda muddo kordhinta Madaxwayne Muuse Biixi, sidoo kale mudanayaasha golaha Guurtida ayaa iyaguna muddo kordhin samaysanaya.

 

Waxaana fadhiga Saaka ee socda xiligan aan qornay warkan mudanayaashu ka doodayaan muddo kordhinta Madaxwaynaha.

 

 Wixii war ah ee ka soo baxa fadhigan golaha Guurtida kala soco wararkayaga Dambe haddii Alla yidhaa

 No description available.


Loading...
Loading...