Fadhiga Saaka Ee Golaha Guurtida Oo Warbaahinta Dibada Looga Saaray

0
Saturday October 01, 2022 - 09:50:05 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 910
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fadhiga Saaka Ee Golaha Guurtida Oo Warbaahinta Dibada Looga Saaray

    Wararka qaar ayaa sheegaya in Golaha Guurtida uu Madaxwayne Muuse Biixi usamayn doono Muddo kordhin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka qaar ayaa sheegaya in Golaha Guurtida uu Madaxwayne Muuse Biixi usamayn doono Muddo kordhin.


Hargaysa (HWN) Fadhigii Saaka ee Golaha Guurtida  Somaliland ayaa banaanka looga saaray Warbaahinta, waxaana Gudoomiyuhu ku wargeliyey Mudanayaasha inay Keli isku noqdaan.

 

Wararka qaar ayaa sheegaya in Golaha Guurtida uu Madaxwayne Muuse Biixi usamayn doono Muddo kordhin.

 

Waxaana dhinaca kale xoguhu sheegayaan in gudoomiye Saleebaan uu xildhibaanada guurtida kala arin sanayo mooshin dhawaan golaha wakiiladu usoo gudbiyeen Guurtida oo uu Gudoomiye Saleebaan dib ugu soo celiyay Wakiilada isagoon hordhigin gole waynaha.

 

Wixii warar ah ee ka soo kordha kulankan aya warbaahintu dibad jooga katahay ee Golaha Guurtida kala soco warar kayaga dambe haddii alla yidhaa.


Loading...
Loading...