Cirro Oo Ku Kalahay Golaha Baarlamaanka Somaliland
Waa markii labaad ee musharax Cirro uu tago golaha Baarlamaanka Somaliland

Hargaysa (HWN) Musharraxa
madaxwayne ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa saaka ku kalahay golaha
Baarlamaanka Somaliland.
Waxaanay wararku
sheegayaan in uu kulamo la qaadan doono shir gudoonka Baarlamaanka oo
todobaadkii ugu dambeeyay uu khilaaf ka dhextaagnaa.
Waa markii labaad ee
musharax Cirro uu tago golaha Baarlamaanka Somaliland
Wixii faahfaahina ee ka
soo kordha warkan kala soco wararkayaga dambe haddii alla yidhaa.

Loading...
Loading...