Taliyaha Booliska Somaliland Oo Kulan La Qaatay Dhigiisa Itoobiya

0
Friday September 30, 2022 - 09:02:54 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1588
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Booliska Somaliland Oo Kulan La Qaatay Dhigiisa Itoobiya

    "Gen Saqadhi markii uu ka dagay Garoonka Addis ababa waxa uu Salaan Sharaf ka qaatay…"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Gen Saqadhi markii uu ka dagay Garoonka Addis ababa waxa uu Salaan Sharaf ka qaatay…"


Taliyaha Ciidanka Booliska JSL Gen. Maxamed Aadan Saqadhi ayaa gaadhay Caasimada Addis-Ababa Ee Dalka Ethiopia.

 

Taliyaha waxa gagida Diyaarahada Ee Addis Ababa bole international Airport ku soo Dhaweeyey Taliyaha Guud Ee Ciidanka Booliska Fadaralka Ethiopia Demelash gebremichael.

 

Gen Saqadhi markii uu ka dagay Garoonka Addis ababa waxa uu Salaan Sharaf ka qaatay Cutub ka mida Ciidanka Booliska Fadaralka Ethiopia.

 

Waftigan uu hogaaminaayo Taliyahu Ayaa maalinimadki Axadii 25 bishan ka anba baxay Dalka, waxayna halkaasi ku sugnayeen mudo sadex cisho ah.

 

Ugu dambeyntii Taliyaha Ciidanka Booliska JSL Maxamed aadan saqadhi iyo Taliyaha Ciidamada booliska Fadarelka Ethiopia Demelash gebremichael waxay ka wada hadleen sidii dhinaca Amaanka ay iskaga kaashan lahayeen Labada Dal,Taliyaha iyo waftigiisa ayaa isla shalay galab ku soo laantay Dalka.


Loading...
Loading...