Somaliland Oo Qaabishay Dad Qaxootiya

0
Friday September 30, 2022 - 08:16:43 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2709
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Qaabishay Dad Qaxootiya

    "Waa Markabkii 43-aad ee qaxoonti sida ee Somaliland soo gaadhay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waa Markabkii 43-aad ee qaxoonti sida ee Somaliland soo gaadhay"



Hargaysa (HWN) In ka badan 150 qoys oo Soomaali ah qaxoonti ah oo ka soo qaxay Dalka Yemen, magaalada Cadan ee caasimada ah, ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Berbera, halkaasoo uu keenay Markab shalay Khamiistii.

 

Waa Markabkii 43-aad ee qaxoonti sida ee Somaliland soo gaadhay tan iyo markii ay dagaaladu ka qarxeen dalka Yemen, sida ay sheegtay Somaliland

 

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka Cabdikariin Xinif iyo masuuliyiin ka socda hay’adda UNCER, ayaa ku booqday goobta lagu nasiyo qaxoontiga ee magaalada Berbera.

 

masuuliyiinta Hay’adda Barakacayaasha Qaranka Somaliland waxa ay sheegeen in mashruucani socday muddo todoba sannadood gaadhaysa.


Loading...
Loading...