Muuse Biixi Oo Madaxtooyada Kula Kulmaya Gudoomiyeyaasha Wakiilada Iyo Guurtida
Muuse Biixi Oo Madaxtooyada Kula Kulmaya Gudoomiyeyaasha Wakiilada Iyo Guurtida
Muuse Biixi ayaa madaxtooyada kula kula yeelanaya shirgudoonka wakiilada guurtida.
Warar hada I soo gaadhay ayaa xaqiijinaya in ergooyin maalmihii ugu danbeeyey ku dhexjiray Cabdirisaaq Khaliif iyo Saleebaan Maxamuuday labada gudoomiye isku horfadhiisin doonaan kulan uu Muuse Biixi dalbaday inuu goobjoog ka ahaado oo ka dhacaya madaxtooyada Somaliland.
Sidoo kale wararku waxay sheegayaan in kulankan oo loo balansan yahay Khamiista lagaga hadli doono khilaafka u dhaxeeya gudoomiyeyaasha wakiilada iyo guurtida.![]() |
Loading...
Loading...