" Kaftanka Maanta. Kartoon Kartoon Baa La Dheelayaa Nooh " .

0
Wednesday September 28, 2022 - 17:04:09 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1286
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    " Kaftanka Maanta. Kartoon Kartoon Baa La Dheelayaa Nooh " .

    W/Q: Xildhibaan Guruuje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Xildhibaan Guruuje


Sheekaba sheeko ayay keentaaye waxa la yidhi  waggii dagaalkii 1977 ayaa nin Benaadiri ah dagaalkii la geeyey, dabeeto nin iska reer magaala buu ahaaye wuxuu arkey diyaarado haamo waawayn cirka kasoo daadinaya iyo madaafiic waawayn oo dhulka ku dhacaysa.

 

Markaasaa ilayn filimadii uu ka daawan jirey shaneemooyinka mogdisho xitaa waxaa kumuu arkine intuu aad u yaabey ayuu yidhi " Aboowe foosta foostaa la dheelayaa nooh " imika waa halkaase  somaliland imika kartoon kartoon baa la dheelayaa nooh

 

W/Q: Xildhibaan Guruuje

 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...