Dawladnimo Ha Joogtee Allow Yaa Daaka Ii Xidha. W/Q: Abdirashiid Aw muuse Adan

0
Tuesday June 11, 2019 - 09:59:58 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1526
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladnimo Ha Joogtee Allow Yaa Daaka Ii Xidha. W/Q: Abdirashiid Aw muuse Adan

    dalka aynu ku noolnahay ee Somaliland waxaa la qiyaasaa in uu helo roob ku filan haba raagee ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

dalka aynu ku noolnahay ee Somaliland waxaa la qiyaasaa in uu helo roob ku filan haba raagee ,
 waxaase layaab leh in ay biyaha aynu helnaa ay ku shubmaan dhamaantoodt bada cas ,  waxaynu ku noonahay dal hodana oo laga faaiidayn karo biyaha  roobka iyo dabaylaha iyo cimilada dhedhexaadka ah ee kuu saamaxaya wax walb a.
waxayse balo ka joogtaa waxaynu tuugsanaa dawlado shisheeye oo inoo yaqaana dunida sedexaad .
waxaan qori doonaan qoraalo kooban oo aan ku iftiimin doon inshl   boogta  u baahan la dhayo.


Hadii dirirku hooroo Arlada daadku wada gaadho 
Hadii deeq ilaahay shuboo dagalku maanshoobo
Duun-yadu hadii ay wada cabtoo diraaci ay hayso
Hadii dhibici darooroo daadku mulacyeeyo
Dariiqbay wada maraan biyuhu daayin abidkoode
Badda uunbay ku wada daraan dooxyo iyo laag e 
Damiirkeenu muu garan dayr yar uun dhiga e 
Dacal uga leexsadoo anfaca dalaga beeraaye
Daadbaa iqaadiyo Haraad waa isdaba jooge
Dawladnimo ha joogtee allow yaa doogsin ii xidha.!!?

by. Abdirashid Muse Adan.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...