Golaha Wakiilada Somaliland Maahan Xero Geel Reer Kulmiye Ku Dhaanteeyaan.

0
Wednesday September 28, 2022 - 10:33:07 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1049
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wakiilada Somaliland Maahan Xero Geel Reer Kulmiye Ku Dhaanteeyaan.

    W/Q: Eng. Nasir Haibe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Eng. Nasir Haibe


Koorumku markuu hal dheeri ku buuxsamo sida uu dhigayo articleka 45 farqadiisa 2aad, cidii ka baxda golaha inta codayntu socoto loo joojin maayo oo waxay noqonayaa xubno ka aamusay.


Intii soo harta ayaa codkooda ku dhiibanaysa hal dheeri siduu dhigaya article 45 farqadiisa 3aad. Xiliyadii Riyaale iyo Silaanyo ayay xildhibaano mucaarad ihi ka baxeen markii codayntii la gaadhay loomana joojin.




Tanina waxba kama duwana. Reer kulmiyow caqligiinii ma wuxuu noqday inaad maanta golihii wakiilada ka dhigtaan xero geel xaynba meeshay doonto u dareerto. Haddii sida aad doonaysaan goluhu u shaqeeyo waligeedba waxba lama ansixiyeen ee sharciga ha ku tumanina.


Allaha Sahlo,

Eng. Nasir Haibe


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...