Maxaa Sababay In Komishanka Doorashooyinku Ka Hadli Waayaan Doorashada Ururada?

0
Sunday September 25, 2022 - 12:57:18 in News by Abdi Good
  • Visits: 1294
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa Sababay In Komishanka Doorashooyinku Ka Hadli Waayaan Doorashada Ururada?

    Maxaa Sababay In Komishanka Doorashooyinku Ka Hadli Waayaan Doorashada Ururada?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxaa Sababay In Komishanka Doorashooyinku Ka Hadli Waayaan Doorashada Ururada?

Deg-Deg: Ururada Siyaasad


Sababta ugu weyn ee Komishanku u soo hadal qaadi waayeen doorashada Ururrada, waa in xeerka ay ku shaqaynayaan ee 91/2020, waanu ka hadli doorasho toos ah oo ururro, balse uu ka hadlo oo uu qeexo qaabka loo qabanayo saddex doorasho oo kala ah, Madaxtooyo, Golaha Wakiillada iyo Deegaanka.

Marka la ansixiyo wax ka beddelka iyo kaabista Xeerarka 14/2011 iyo 91/2020, ayey ka hadli karaan doorasho toos ah, waayo xeerarkii lagu qabanayey ayaa jira.

arrinta kale ee aanay u soo qaadin waxay noqon kartaa Ururradii doorashada loo qaban lahaa oo aan diyaar ahayn amma hawshoodu socoto
tan iyo intii Maxkamadda sare soo saartay Qaraarkii doorashada tooska ah, waxa la isku hayey ha la qabyo tiro xeerka tilmaamaya doorashada tooska ah ee Ururrada iyo waxa loo niyoonayaa ka doorashada goleyaasha Deegaanka ka hadlaya.

Loading...
Loading...