Ciidanka Sugayey Amaanka Muuse Biixi Oo Ay Ku Soo Biireen Wiilkiisa Axmed Iyo Haybe Khadar Laangadhe

0
Sunday September 25, 2022 - 12:45:01 in News by Abdi Good
  • Visits: 2696
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Sugayey Amaanka Muuse Biixi Oo Ay Ku Soo Biireen Wiilkiisa Axmed Iyo Haybe Khadar Laangadhe

    Ciidanka Sugayey Amaanka Muuse Biixi Oo Ay Ku Soo Biireen Wiilkiisa Axmed Iyo Haybe Khadar Laangadhe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Sugayey Amaanka Muuse Biixi Oo Ay Ku Soo Biireen Wiilkiisa Axmed Iyo Haybe Khadar Laangadhe

No description available.


Ciidanka sugayey amaanka Muuse Biixi intii uu ku gudajiray safarkii tagay gobolada bari waxa ku cusbaa wiilka uu dhalay Madaxweynuhu ee lagu magacaabo Axmed Muuse Biixi oo laga dhigay Taliyaha Dabagalka ee Hay’adda Sirdoonka, iyo Haybe Khadar Laangadhe oo uu dhalay Taliye ku-xigeenka ciidanka RRU da .

Labadan wiil ee ay dhaleen Muuse Biixi iyo Khadar Laangadhe waa nimanka hawlihii sirdoonka ka dhigay inay ugu adeegaan cid gaara iyo qoyska la rabo in boqortooyo looga dhigo Somaliland.

Taliyihii hore ee Ciidaman Sirdoonka Somaliland Sablaale oo xilka laga qaaday waxa xil ka qaadistiisa soo dadajiyay kadib markii uu ka gaws adaygay inuu Axmed Muuse Biixi noqodo shakhsiga talada ugu danbaysa ku leh ciidamada sirdoonka.

Loading...
Loading...