Gudoomiye Xirsi Oo Ujawaabay Madaxwaynaha Somaliya
"Xasan Sheekh, waxa aan leeyahay haddii mowqifkaagu yahay midnimada Soomaaliya,…"
Hargaysa (HWN) Guddoomiyaha
Xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ujawaabay madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh, oo dhawaan sheegay in aanay
dawladiisu ogolaan doonin in Somaliland ka go’do Somaliya inteeda kale.
"Xasan Sheekh, waxa aan
leeyahay haddii mowqifkaagu yahay midnimada Soomaaliya, annaga mowqifkayagu waa
madax-bannaanida Somaliland” ayuu yidhi Gudoomiye Xirsi.
Hadalka Xirsi ayaa ku
soo aadaya xili masuuliyiin ka tirsan Xukuumada Muuse Biixi ay xisbiga Waddani
ku eedeeyeen in aanu waligii ujawaaban madaxda Somaliya.
Loading...
Loading...