Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Qodobada Komishanka Doorashooyinku Soo Saareen

0
Saturday September 24, 2022 - 12:50:44 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2227
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Qodobada Komishanka Doorashooyinku Soo Saareen

    Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Qodobada Komishanka Doorashooyinku Soo Saareen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Qodobada Komishanka Doorashooyinku Soo Saareen


Hargaysa (HWN) Xoghayaha Warfaafinta xisbiga WADDANI Maxamuud Aadan Jaamac "Galaal" oo ka hadlay qodobo ay soo saareen gudida doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in ay soo dhawaynayaan wakhtiga ay komishanku sheegay in uu ku qaban karo doorashada madaxtooyada.



" Komishanka Doorashooyinka Somaliland go'aankooda in 9 bilood doorashadii Madaxtooyadda lagu qabto waanu soo dhoweynaynaa. Waananu hambalyeyneynaa in a murankii doorashada Madaxtooyada soo af-jareen." Ayuu yidhi Xoghayaha Warfaafinta xisbiga WADDANI Maxamuud Aadan Jaamac

 

Loading...
Loading...