Jidka Jannada Ha Waydaaran.

0
Friday September 23, 2022 - 08:55:42 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 546
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jidka Jannada Ha Waydaaran.

    Ilaahay jidka jannada innama waydaariyo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ilaahay jidka jannada innama waydaariyo.


jannadu waa higsiga iyo himilada qof kasta oo Muslim ah. Dhammaan wanaagyada aynu adduunka samaynayno ujeedka u danbeeyaa waa in qofka Muslimka ahi janno ku helo naartana kaga badbaado.



Waxa ka sugan Nebi Muxammad Scw inuu yidhi "Qofka agtiisa la igu soo qaado ee ogaan salligayga u dhaafa ama u waydaartaa waxa uu waydaartay jidkii Jannadaā€¯


Caawa waa Jimce, habeenka Jimcaha iyo maalinta Jimce shaqada u badan ee Nebi Muxammad Scw inna faray waa in aynu ku sallino, salligiisana badiyo sababta oo ah waa loo bandhigaa oo waa la gaadhsiiyaa. Kolkaa badi salliga Nebiga Scw oo carrabkaaga ha ka qoyanaado.


 Ilaahay jidka jannada innama waydaariyo.

Jimce barkhadeed.

Xamse Cumar Kujoog

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...