Shan Caruur Ah Oo Ciidanku Ka Reebay Daad Ku Qaaday Hargaysa. SAWIRO

0
Thursday September 22, 2022 - 19:29:36 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1997
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shan Caruur Ah Oo Ciidanku Ka Reebay Daad Ku Qaaday Hargaysa. SAWIRO

    "Ciidamada ayaa intaa kadib caruurtaa gaadhsiiyay cisbitaalka"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ciidamada ayaa intaa kadib caruurtaa gaadhsiiyay cisbitaalka"


Hargaysa (HWN) Ciidanka Dab-demiska caasimada Hargeysa ayaa galabta Shan caruur ah oo yar yar ka reebay Laagta hor marta taliska guud ee ciidanka.



Ciidanka ayaa caruurtaas dhamaantood ka soo samatabixiyay kana soo reebay daadka oo ahaa mid xoogan.


Ciidamada ayaa intaa kadib caruurtaa gaadhsiiyay cisbitaalka weyn ee magaalada Hargeysa. Sidoo kale bulshada goobtaa ku sugnayd ayaa kaalin ka geystay samatabixinta.

May be an image of 11 people, people standing, tree and outdoors
May be an image of 6 people, people standing, outdoors and text that says '4 EINTRACHT'
Loading...
Loading...