Waa maxay guusha? Wax Badan ka Ogoow

0
Thursday September 22, 2022 - 11:53:40 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 830
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa maxay guusha? Wax Badan ka Ogoow

    Aniga guusha waxan ku cabiri lahaa farxad farxadaas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aniga guusha waxan ku cabiri lahaa farxad farxadaas



Guushu waa wax lais barbar dhigi karo (relative) qof walbo siduu u dareemo ayuu u arka macnaha guusha amase hadaan sikale kugu dhigo guushu wey macno badan tahay


Manalahan (qeexitan ugaar ah)

Oo laisku raacay waxaa guul loo yaqaano

Balse adiga isku inaad kajawaabto



Su.aashan maxaad guul utaqaana maxaadse ku cabirtaa guusha? Waxaa jirto su.aal aheed

Waa maxay guul? Oo laweydiiyey akhristiyaasha wargeyska the dreamer's


Guide motivation newsletter bal aan kusoo gudbiyo jawaabaha ay kasoo kala bixiyeen

Aniga masheegi karo macnaha dhabta ah ee guusha lakin waxaan kusoo koobi lahaa hab fudud oo ah


1 inaad gaarto barta riyadaada kuu tilmameyso

2 markaad hesho waxa aad ubaahantahay

3 markaad katalaabsato daruufaha caqabada nolosha


Aniga guusha waxan ku cabiri lahaa farxad farxadaas oo kaimaanayso marka aan aragno

Dadka aan jecelnahay oo faraxsan masii jirayso farxad hadii anaga oo kaliya faraxsan nahay


Macnaha guusha waa inaad gaarto darajada ama natiijada ugu sareyso uguna macquulsan

Guushu waa inaad isku dhiibto Allah waa bixiya


Nabada dhabta ah adanuhu raadiyo

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...